Sedex nin oo cabtooy ah ayaa police qabtay markaasaa su'aalo la waydiiyay
Midkii koobaad ayaa la waydiiyay ciyaarihii gobalada Somaliland yaa ku guuleystay. markaas ayuu dhahy hargeisa.
Kii 2aad ayaa lawaydiiyay dagaalkii Beder muslimiinta iyo gaalada yaa guuleystay.
markaas uu dhahy muslimiinta.
Midkii sadexaad aayaa la yiri sheekada maxaad ka fahanty markaas ayuu yiri in ay hargeisa iyo muslimiinta final Isla fadhiyaan😂😂.
Waad ku mahadsantahy soo booqashada website keena

No comments:
Post a Comment