Pages

Tuesday, March 3, 2020

SHEEKO QOSAL BADDAN

Nin kamid ahaa saraakiishii soomaaliya ee loodiray dalka ruushka waqtigii siyaad bare ayaa galay shil baabuur, ninkaasi waxa uu dhaawac kasoo gaadhay xiniin kadibna dhakhtar sare oo ruush ah ayaa daweeyey, dhakhtarkii ruushka ahaa ayaa maalin dambe soo booqday ninkii soomaaliga ahaa oo ladnaaday waxaanu ku yidhi kawaran xaaladaada, ninkii wuxu kujawaabay Dr waan fiicanahay lkn marka aan kaadshayo ayuunbaan lugta sare utaagayaa oo waan dayn kari la'a hay, dhakhtarkii inta uu qoslay ayuu kuyidhi waxba maaha xiniintii aan kuu galiyey ayaa ahayd mid ey sidaasi ayaana kuugu wacan inaad lugta sre uqaado markaad kaadshayso.😂😂

No comments:

Post a Comment