Pages

Thursday, March 19, 2020

NINKII XANIINTA AY LOOGALIYAT

Nin kamid ahaa saraakiishii soomaaliya ee loodiray dalka ruushka waqtigii siyaad bare ayaa galay shil baabuur, ninkaasi waxa uu dhaawac kasoo gaadhay xiniin kadibna dhakhtar sare oo ruush ah ayaa daweeyey, dhakhtarkii ruushka ahaa ayaa maalin dambe soo booqday ninkii soomaaliga ahaa oo caafimaaday, waxaanu ku yiri kawaran xaaladaada, ninkii wuxu kujawaabay.
Dr waan fiicanahay lkn marka aan kaadinaa ayuunbaan lugta sare utaagayaa oo waan dayn kari la'a hay, dhakhtarkii inta uu qoslay ayuu kuyiri waxba maaha xaniintii aan kuu galiyey ayaa ahayd mid Ey sidaasi ayaana kuugu wacan inaad lugta sre uqaado markaad kaadineeyso.😂😂

Waad ku mahadsantahy aqriskaaga

No comments:

Post a Comment