Magac u bixi adi
Burhaan Siyaad Xuseen
Friday, April 15, 2022
Friday, October 30, 2020
Waano
Qishka ugu weyn ee uu qof walba heysto ayaa ah in Alle (SW) uu qur'aankiisa kaaga reebay xumaanta kuuna sheegay wanaaga saas oo ay tahay aan laga faaiideysan oo ayada oo loo jeedo wadadii guusha la qaatay wadaddii dhicitaanka.
Thursday, March 19, 2020
NINKII XANIINTA AY LOOGALIYAT
Nin kamid ahaa saraakiishii soomaaliya ee loodiray dalka ruushka waqtigii siyaad bare ayaa galay shil baabuur, ninkaasi waxa uu dhaawac kasoo gaadhay xiniin kadibna dhakhtar sare oo ruush ah ayaa daweeyey, dhakhtarkii ruushka ahaa ayaa maalin dambe soo booqday ninkii soomaaliga ahaa oo caafimaaday, waxaanu ku yiri kawaran xaaladaada, ninkii wuxu kujawaabay.
Dr waan fiicanahay lkn marka aan kaadinaa ayuunbaan lugta sare utaagayaa oo waan dayn kari la'a hay, dhakhtarkii inta uu qoslay ayuu kuyiri waxba maaha xaniintii aan kuu galiyey ayaa ahayd mid Ey sidaasi ayaana kuugu wacan inaad lugta sre uqaado markaad kaadineeyso.ππ
Waad ku mahadsantahy aqriskaaga

Wednesday, March 18, 2020
CALAAMADAHA LAGU GARTO SHUKAANSIGA DHABTA AH
Habeenka Koowaad oo ay labada qof Telephone ku sheekaystaan. ππππ
Xariifkii fiid horeba wuu soo hoyday mobaylku Jaajar gashtay, lacag ku hadal ahna wuu ka buuxsaday, sariirta uu ku sexanayeyna wuu sii diyaarsaday, wuu casheeyey wuu soo qubaystay isaga oo degan ayuu qolkiisa soo gallay maxaa yeelay waxa dhaw wakhtigii ballanta, ku darso gabadha lafteeddu kama hawl yara e shaqadaas mid ka hawl badan bay martay πππππ kadib maxaa dhacay.
Isaga "Hellow Asc".
Iyada "Wcs Walaal"
Isaga "Kawaran Caafimaadkaaga"
Iyada "Nabad walaal".
Cabaar yar oo aamus ah
Isaga "kawaran Xaalkaaga kale"
Iyada " Masha Allah gabadh walaashay ah uunba naga xanuusan".
Isaga "Maxaa Hellay"
Iyada " Hargab iyo Madax Xanuun".
Isaga "Haa anaga xataa qaar aan shaqada kawada shaqayno baa Xanuusan".
Iyada "Haa"
Isaga "waa xanuun sahlan oo magaladda ku jira"
Iyada "Dabcan haaa"
Halkaas marka ay marayso saacadda africadda Barri waxa ay gaadhay 1-dii ama 7-saac.
Gabadhii oo hurdo qabatay baa tiri "Haye salaaddii cishe ayaanan tukan, marka wan tukanayaa kadibna waan sexanayaa e Habeen wanaagsan.
Isaguna markaasu ugu jawaabayaa "Haye ana salaatul layl baan tukanayaa hadda Kadibna waan sexanayaa e habeen Wanaagsan"
Labaduba sariirta kama kicin e way iska seexdeen........ xooga kadibna way Khuurinayaan
Khuuuuuuuuu Khuuuuuuuuuu πππππ.
Subaxdii buu xariifkii shaqada ka habsaamay ilaa waa nin dhafray e markii la waydiiyeyna kulahaa "Xallay baan Boqoradaydii la hadlayey oo ku dhafray, arrimo mustaqbal baan kala hadlayey". πππππ
Iyaduna sidaaso kale kulahaa "Qofkaygii baa xallay i dhafriyey oo sheekaddiisan u boggay sidaasan u dhafray" ππππππ

Tuesday, March 3, 2020
SHEEKO QOSOL BADAN
Sedex nin oo cabtooy ah ayaa police qabtay markaasaa su'aalo la waydiiyay
Midkii koobaad ayaa la waydiiyay ciyaarihii gobalada Somaliland yaa ku guuleystay. markaas ayuu dhahy hargeisa.
Kii 2aad ayaa lawaydiiyay dagaalkii Beder muslimiinta iyo gaalada yaa guuleystay.
markaas uu dhahy muslimiinta.
Midkii sadexaad aayaa la yiri sheekada maxaad ka fahanty markaas ayuu yiri in ay hargeisa iyo muslimiinta final Isla fadhiyaanππ.
Waad ku mahadsantahy soo booqashada website keena

SHEEKO QOSAL BADDAN
Nin kamid ahaa saraakiishii soomaaliya ee loodiray dalka ruushka waqtigii siyaad bare ayaa galay shil baabuur, ninkaasi waxa uu dhaawac kasoo gaadhay xiniin kadibna dhakhtar sare oo ruush ah ayaa daweeyey, dhakhtarkii ruushka ahaa ayaa maalin dambe soo booqday ninkii soomaaliga ahaa oo ladnaaday waxaanu ku yidhi kawaran xaaladaada, ninkii wuxu kujawaabay Dr waan fiicanahay lkn marka aan kaadshayo ayuunbaan lugta sare utaagayaa oo waan dayn kari la'a hay, dhakhtarkii inta uu qoslay ayuu kuyidhi waxba maaha xiniintii aan kuu galiyey ayaa ahayd mid ey sidaasi ayaana kuugu wacan inaad lugta sre uqaado markaad kaadshayso.ππ
Sheeko funny ah
Mid reer Mudug ah oo Ciise la yiraahdo oo Taajir ah oo Dubai dagan ayaa nin Shaqaalihiisa kamid ah u diray Aabihiis oo reer baadiye ah si uu usoo kaxeeyo oo Dubai ugu keeno.... kadib Ninki wuxuu odaygi kasoo waday baadiyaha Mudug Gaalkacyo ayuuna diyaarad kasoo saaray.... Odayga marki Diyaaradda lasoo saaray ee ay Hawada gashay buu arkay Guryihi iyo dadki oo sii yaryaraanaya.... Cabaar buu daaqadda Eegay saa wuxuu arkay Diyaaraddi oo inta Caadkii jiirtay Hawadaa sii gashay markaasuu ninki waday ku yiri.... Adeer ma Ciisihi aan dhalay baad ii waddaa mise NABI CIISE ππππππππππππππππππππ
Subscribe to:
Comments (Atom)